Mareykanka oo Cunaqabateyn adag kusoo rogay Zineb Jammeh iyo Sababta keentay

Dowlada Mareykanka ayaa cunaqabateyn adag oo dhinaca dhaqaalaha kusoo rogtay xaaska Madaxweynihii hore ee dalka Gambia Zineb Jammeh, waxaana lagu eedeeyay haweeneydan in qeyb ka aheyd falal lagu lunsaday lacago badan. Waaxda arrimaha gudaha dalka Mareykanka ayaa sheegtay in Xaaska Madaxweynihii hore ee dalka Gambia qeyb ka aheyd musuq maasuq dalkaasi ka dhacay 22-kii sano ee … Continue reading Mareykanka oo Cunaqabateyn adag kusoo rogay Zineb Jammeh iyo Sababta keentay